Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan magaalada Beledweyne ayaa dib u dayactir ku bilaabay burbur ku yimid garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, ee xarunta gobolka Hiiraan. Dib u dayactirka ayaa waxaa qaab isxilqaan ah ku qabana maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaya.Sadio Abdulkadir Yusuf