Dib u dayactirka isbitaalka degmada Gadoon oo xarigga Laga jaray

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Mudane Daahir Faarax Fiidow, ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray dayactir ballaaran oo lagu sameeyay Isbitaalka Degmada Gadoon.

Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada, madax ka socotay Wasaaradda Caafimaadka, maamulka Isbitaalka, shaqaalaha caafimaadka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Sacdiya Abdulkaadir yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here