Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-manta Gobolka bandir ka Bilbanayo Isdiwan galinta codbixiyasha lafilayo in ay Dortan golayasha deganka Guddoomiyaha Guddiga Dorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan ayaa si rasmi u shaaciyey in diiwaan-galintu lacag la’aan tahay ayna manta ka bilaaban doonto dagmada Shangaani ee gobolka Banaadir
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed