Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Diyaar-garoowga bandhigga suuqweynaha sanadlaha ah ee Magaalada Muqdisho ayaa ka socdo beerta nabadda.
Suuqweyanhan ayaa lagusoo bandhigaa adeegayada ganacsi ee ugu waa weyn caasimadda wxaaana ka qeybgalaya masuuliyiin ka tirsan Dowladda,ganacsiyada iyo qeybaha bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf