Diyaarado siday Shixnado gargaara oo gaaray Magaalada Beledweyne.

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Diyaarado gargaar sida ayaa la gaarsiiyay magaalada Beledweyne, kuwaad oo lagu talagalay dadka ka soo barakacay degmooyinka Maxaas iyo Moqokori.

Masuuliyiinta maamulka magaalada Beledweyne ayaa sheegay in gargaarkan uu wax badan ka tari doono baahida degdega ah ee haysata barakacayaasha, iyagoo ugu baaqay hay’adaha iyo deeq-bixiyeyaasha kale in ay sii laba-laabaan dadaallada lagu caawinayo dadka dhibaateysan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here