Dood cilmiyeed ku saabsan dhiiri-gelinta maalgashiga dalka oo Muqdisho lagu qabtay .

0
97

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradaha Beeraha iyo Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah uga qeyb galay dood cilmiyeed lagu falanqeynayay sidii loo dhiirrigelin lahaa maalgashiga gudaha iyo dibadda ee ku aaddan horumarinta wax soo saarka dalka, gaar ahaan beeraha, xoolaha iyo kalluumaysiga.

Dooddan oo ay soo qaban-qaabiyeen khubaro iyo hay’ado ku shaqada leh horumarinta dhaqaalaha dalka ayaa lagu lafa-guray fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran maalgashiga wax soo saarka, iyada oo diiradda la saaray sidii kor loogu qaadi lahaa wax-soo-saarka gudaha iyo dhoofinta badeecooyinka Soomaaliyeed.

Warkan waxaa faah faahineysa:Sacdiya Abdulkaadir yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here