Dood dadweyne oo ku saabsan ka hartagga xaalufinta dhirta iyo Abaaraha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
52

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasaaradda warfaafinta dalxiiska iyo Hanuuninta dadweynaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay dood dadweyne oo ku saabsan sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa ka hartagga xaalufinta dhirta iyo Abaaraha.

waxaa ka qeybgalay kulanka xubno kamid ah wasaaradda warfaafinta Jubbaland ,Odayaal,Haween,Dhallinyaro iyo waxgarad kale.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here