Dood wadaag ku saabsan doorka haweenka ee nabadda oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Dood wadaag ku saabsan dowrka haweenka ee nabadda gobolkaMudug

Dood wadaagan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha waxaa ka qeybgalay xubno ka socday ururada haweenka gobolka Mudug, iyo bulshada rayidka ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Xamdi Diiriye Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here