Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dood wadaagan oo ay soo qaban qaabisay xarunta Horncenter kuna saabsan doorashadda qof iyo codka ah ee la doonayo in Soomaaliya u gudubto ayaa lagu qabtay magaalada Dhusamareeb.
Waxaana madashaan qeyb ka ahaa qaar ka mid ah bulshada Caasimadda si ay wax uga bartaan habraacyada la rabo in loo maro hirgelinta doorashada qof iyo cod ee la filayo in ay ka qabsoonto deegaanada Galmudug sidoo kale waxaa madasha lagu casuumay wasiirro, xildhibaanno, maamulka caasimadda iyo marti kale.
Warkan waxaa faahfaahinaysa Hamdi Dirie Ali