Dood-wadaagg ku saabsan hal-abuur haweenka oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
117

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururka gabdhaha suxufiyiinta  ee Galmudug oo loo soo gaabiyo (GWJA) ayaa Magaalada Dhusamareeb  ku qabtay dood wadaag ku saabsan muujinta waxsoosaarka iyo hal-abuurka haweenka warbaahinta.

Dood wadaaggan oo diiradda lagu saarayay horumarinta awoodsiinta,waxsoosaarka iyo hal-abuurka gabdhaha wariyaasha waxaa kasoo qeybgalay masuuliyin ka tirsan maamulka Galmudug oo ay ku jiraan Wasiir dowlaha wasaaaradda caddaalada Abdinaasir Xasan Cali , Agaasimaha waaxda tababarada ee wasaaradda warfaafintaGalmudug Xasan Abdirahman Aadan ,Guddoomiyaha ururka haweenka caasimadda Dahabo Aadan Mohamuud iyo Gudoomiyaha ururka gabdhaha suxufitinta ah ee Galmudug Fartuun Abdirahman Diini, iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ee Dhuusamareeb.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here