Dowlad Goboleedka Galmudug oo dowlada soomaaliya ka codsatay in gargaar lala gaaro degaamo katirsan Galmudug

0
170

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kullan dhexmaray Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug mudane Ali Daahid Eid iyo wafdi kasocda dowlada fadaralka oo hugaamineysay Wasiirka Haweenka iyo Xuququl insaanka soomaaliya Khadijo Mohamed Diriye ayaa loga hadlay xariir dhexmra hay’adaha dowliga ah ee labada dhinac.

Kulanka kadib waxaa warbahinta lahadlay wasiirka wasaaradda Caafimadka Galmudug Abduwali Abdulahi Jamac iyo Wasiirka Amniga Galmudug.

Warkkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here