Dowlad goboleedka Galmudug oo loogu baaqay iney taageeraan dhalinyaradda Hibada leh.

0
66

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa si weyn loogu baaqayaa iney kor u qaaddo taageerada ay siiso dhalinyarada hibada leh ee ka soo baxaya deegaannada kala duwan ee maamulkaas. Dhalinyaradu waa laf-dhabarta mustaqbalka, waxaana muhiim ah in la siiyo fursado ay ku horumariyaan xirfadahooda iyo kartidooda gaarka ah.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jaamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here