Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Abdulaahi Abdulkhadir Ali oo kamida dhalinyarada aqoon yaanada ee Dhuusamareeeb oo marti ku ahaa Barnaamijka Maamul Wanaag ee Radio Daar-Dheer ayaa dowlad goboleedka Galmudug ugu baaqay iney wacyi-galin u sameyaan bulshada reer miiga si looga hortago iskudhaca dadka degaanada miiga ah dagan.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac