Dowlada oo sheegtay in qaab casriya u dhisayso garoomada diyaaradah dalka.

0
93

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasime Sakariye Faarax Axmed oo ka tirsan wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada, ayaa sheegay ka wasaarad ahaan wadaan qorshe qaab casri ah loogu dhisayo garoomada diyaaradaha, si dalka ay u yimadaan shirkadaha adeegsada diyaraadaha casriga ah.
garoomada dhawaan qaabka Casriga ah loodhisaya ayaa waxaa ka mida garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug iyo garoomada Baladwayne, Kismaayo iyo Baydhabo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here