Dowlada Soomaaliya oo bbeeraleyda jawhar ku dhiiri-gelisay inay kordhiyaan tacbashada Bariiska Dalka.

0
44

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, Maxamed Barre Maxamed, ayaa booqday beeraha magaalada Jowhar, isagoo beeraleyda degmadaas ku dhiirrigeliyey inay kordhiyaan tacbashada bariiska dalka.

Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaallada dowladda ee lagu xoojinayo wax-soo-saarka gudaha iyo kor u qaadista amniga cuntada ee dalka.

waxaa soo jeedineya: Abdifitah Mohamed Ahmed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here