Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Waxbarashada ee Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Taata), ayaa maanta si cad u sheegay in dhamaan dugsiyada waxbarashada ee wali ay dadku u dagan yihiin sida sharcidarada im si deg deg ah looga guuro.
Mudane Xasan Taata ayaa tilmaamay in qarashaadkii dhismaha guryaha macallimiinta iyo hoyga ardayda la diyaariyey, si loo helo jawi waxbarasho.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor