Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Si loo hubiyo baddeecooyinka dalka Soo gala iyo kuwa ka baxa ayaa Hay’adda Tayodhowrka qaranka Soomaaliyeed waxa ay Garoonka diyaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka daah-furtay qeyb cusub oo hay’addu ku hubin doonto badeecadaha ka dalka baxa iyo kuwa kasoo dega garoonka.
Warbixintan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf