Dowlada soomaaliya oo ka hadashay Shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay garoonka Aadan Cadde

0
81

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyey sababtii keentay shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay garoonka Aadan Cadde.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here