Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mareeyaa hay’adda aqoonsiga qaranka Abdiwali timacade ayaa sheegay in bisha 11aad ee sanadkan bilaabaneyso qaadashada kaarka aqoonsiga qaranka.
dhinaca kale Mareeyaha hay’adda aqoonsiga qaranka ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in qof kasta oo soomaaliyeed heysto kaarka aqoonsiga.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor