Dowlada soomaaliya oo sheegtay in Dhaqaalaha dalku oo kordhay labadii sano ee lasoo dhaafay….

0
53

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa ka warbixiyay heerka kororka dhaqaalaha Soomaaliya labadii sano ee la soo dhaafay. Wasiirka ayaa sheegay in dakhliga gudaha ee dowladda uu sameeyay koror la taaban karo, gaar ahaan marka la eego afar bilood ee ugu horreeyay sannadihii 2022, 2023, iyo 2024

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Noe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here