dowlada soomaaliya oo sheegtay in u kor xoogan sameeyay dhaqalaha dalka

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatiistikada Qaranka Cabdisalaan Cabdiraxmaan Maxamed oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhaqaalaha dalka oo kordhay 4.1% sannadkii 2024-ka.

Xogtan ayaa muujineysa koror ku yimid dhaqaalaha dalka oo sannadkii 2023-kii ahaa $10.9 Bilyan halka sannadka 2024-ka uu yahay $11,9 bilyan oo dollar.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here