Dowlada soomaaliya oo soo bandhigtay Horumarka laga sameeyay Maaliyadda Dowladda ee sanadkii 2024.

0
11

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si rasmi ah u daah-furay Bandhigga Warbixinta Sannadlaha ee Horumarka Maaliyadda Dowladda ee 2024, taasoo muujinaysa guulaha laga gaaray dib-u-habaynta maaliyadeed iyo kor u qaadista daahfurnaanta iyo isla xisaabtanka hay’adaha dowladda.

Munaasabadda oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Maaliyadda, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, wakiillo ka socda beesha caalamka, hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah, iyo xubno ka socday bulshada rayidka ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here