Dowlada soomalia oo heshiis ku sabsan ilaalinta badda la gashay dalka Turkoga

0
64

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Golayaasha fulinta iyo sharcidejinta ee Soomaaliya ayaa ansixiyey heshiis muhiim ah oo horraantii bishan Soomaaliya la gashay dawladda Turkiga.

Heshiiskan ayaa lagu magacaabaa “Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha,” waxaana 8-dii bisha lagu saxiixay dalka Turkiga.

Warbixintan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here