Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiis ku saabsan isdhaafsiga ganacsiga.

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya iyo dhiggeeda dalka Kenya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan isdhaafsiga ganacsiga.
Heshiiskan ayaa la filayaa inuu xoojiyo xiriirka ganacsi ee labada dal, isagoo fursado cusub u abuuraya ganacsatada Soomaaliyeed iyo kuwa Kenyan-ka ah.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdullahi Abdulkadir Nour

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here