Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abshir Abdi Sheikhow, wasiirka wasaaradda warfaafinta dhanka iyo dalxiiska Galmudug oo ku hadlayay afka guddiga wasiirada ah ee madaxwaynaha Galmudug u magacaabay ka shaqaynta nabadaynta beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamay deegaanka Laandheer ayaa waxaa uu akhriyay bayaan kasoo baxay guddiga.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali