Dowladda Hoose ee Garoowe oo bilowday dayactirka waddooyinka burbursan ee magaladaas

0
68

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dowlada hoose ee Garoowe oo ka jawabeysa codsiga baabureyda ee ahaa dhismaha wadooyinka Caasimada Puntland ee burbuka xoogan ka muuqdo oo ay shgeen in ay sababi jireen shilalka gadiidka.
qaar ka mida gadiidleyda Garowe ayaa uga mahad celiyey shaqada ay bilowday dowlada hoose Garowe ee dayactirka wadooyinka muhiimka ah.
Dhanka kale masuuliyiin ka tirsan Dowlada Hoose ee Garowe ayaa dhankooda ka warbixiyey.

Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here