Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya “Bisha Ramadaan ee nagu soo foodleh dhamaadkeeda, waxaan rajo weyn ka qabnaa in baarista shidaalka dalkeenna laba Balook oo haatan shaqada laga wado la soo gabagabeeyo hadii Rabbi idmo.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed jama