Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene), ayaa ka warbixiyay heshiis iskaashi horumarineed oo ku kacaya in ka badan €75 milyan, oo ay kala saxiixdeen Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Jarmalka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali


