Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa inay soo rogto canshuuro cusub.

0
100

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay bixiyaan canshuurta dowladda.

Dhanka kale, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdu waddo qorshe lagu soo kordhinayo canshuur cusub si loo kordhiyo dakhliga dowladda.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here