Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Shirkan ay yeesheen Gudiga ka jawaabida Arrimaha Deg-deg ayaa looga hadlaayey Sidii loo taakuleyn lahaa dadkii uu saameyey Roobabka ka da’aya Magaalada Baydhabo iyo Deeganada ku hareereysan tiro dad ahna ay ku dhinteen daadadka ku soo rugmadey Qoysas badana ay Guriyahooda ka barakaceen.
Liibaan Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya.