Dowladda Soomaaliya oo wada qorshe lagu kordhinayi tirada xujeyda soomaaliyeed

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in tirada dadka Soomaaliyeed ay si xawli ah u kordheyso, halka qoondada Xajka ee dowladda Sacuudigu siiyo Soomaaliya ay weli tahay mid xaddidan.
Wuxuu tilmaamay in dowladdu ay haatan si Xoogan uga shaqeynayso sidii loo kordhin lahaa tirada xujeyda Soomaaliyeed ee sannad walba fursadda u hela gudashada Xajka

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here