Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe lagu dhisayo wadooyinka iyo biya-mareenada Caasimadda

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa ka warbixiyay qorshe balaaran oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhisayso waddooyinka iyo biyo mareenada caasimadda Soomaliya ee Mugdisho.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Diriye 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here