Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-munaasabadaan oo xariga looga jarayay schoolka barashada luuqada English-ka ee Ilete ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin uu kamid yahay Wasiirka wasaaradda waxbarashada Galmudug Mohamed Hashi Dhore, maamulka degmada iyo bahda waxbarashada.
Dugsigaan ayaa waxaa dhigaya macaliin ajaaniba sida ay sheegen maamulka school-ka dhanka kale wasiirka waxbarashada Galmudug oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in ay ka wasaarad ahaan la shaqeynayaan qof kasta oo degaanka ka hirgalinaya adeegyo waxbarasho.
Warkan waxaa soo jeedinaya.Liban Mohamed Abdi