Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dalladda Baxru-nuur ayaa Dugsi Qur’aan ka hirgalisay mid ka ah kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla duleedka degmada Guriceel ee gobalka galgaduud kaas oo ay ku noolyihiin bulsho danyar ah.
Waxana hirgalinta xarunta waxbarashada Kamamka ka Soo qeeybgalay muusuuliin ka socday wasaradda Waxbarashada galmudug, Macalimiinta iyo qaar ka mid ah xubnaha Dalladda Baxru-nuur.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf