Dugsi u gaar ah waxbarashada gabdhaha oo laga dhagax dhigay Degmada Afmadow

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Golaha Deeganka ahna Duqa Degmada Afmadow mudane Cabdirahman Macalin Cali ayaa dhagax dhigay Dugsiga hoose/dhexe ee Gabdhaha Degmada Afmadow.

Dhismaha iskuulkan waxaa hirgelianaysa wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Jubaland oo kaashanaysa hay’adda Care.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here