Degmada Dhoobley oo laga daah-furay mashruuc hormarinta Nabadda iyo xasiloonida

0
31

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa daah-furay mashruuc horumarineed oo ku saabsan ka shaqaynta arimaha nabadda iyo xasiloonida. U jeedka kulanka ayaa ah sidii haweenku qeeb uga noqon lahaayeen hormarinta Nabadda deeganka. Gadoomiyaha degmada Dhoobley Xasan Abdi xaashi ayaa ka hadlay muhiimadda kulanka iyo sidii loo dardargalin laha ka shaqeeyta Nabadda.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here