Faraca cusub ee Jaamacadda Plazma Gaalkacyo oo maanta xarigga laga jaray

0
3

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabadda Daahfurka Xarunta Mudug ee Jaamacadda Plasma ayaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Dowlad goboleedka Galmudug. Xafladda waxaa ka qayb galay Gudoonka sare iyo madaxda Jaamacadda, Maamulka gobolka Mudug, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug iyo Marti sharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here