Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Daadkii ka dhashay Roobka guga iyo fatahaadaha wabiga shabeelle oo isbiirsaday ayaa baabi’iyay dalagyadii ku beernaa dhul beereedka magaalada jowhar iyo deegaanada ku Xeeraan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali