Gaadiidleyda Baydhabo Oo Loogu baaqay yareynta Xawaaraha Baabuurta.

0
27

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bulshada ayaa si aad ah isugu soo bahi maalmihii lagu jiro Ciida wadooyinka gudaha magaalada, waxaana la soo saaray awaamiir muhiim ah si looga hortago dhibaatooyinka ka dhici kara gaadiidka, loona xaqiijiyo in aysan dhicin shilal ama iskahorimaadyo. Gaadiidleyda kala duwan ee ka shaqeeya gudaha magaalooyinka gobolka Bay ayaa loogu baaqay in ay ku socdaan xawaare aad u gaaban, maadaama lagu jiro maalmaha Ciida oo dad badan ay isku soo baxaan. Tani waxay ka caawinaysaa in la yareeyo khataraha ka imaan kara culeyska dhaqdhaqaaqa ee magaalada.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here