Gabdhaha aqoonyahanada ah ee ku nool Cadaado oo waxbarshada ka caawiya dadka danyarta ah

0
48

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururkan oo ay ku mideysanyihin gabdhaha dhalinyarada ee aqoonyahanka ah ayaa ka dhisan degmada cadaado ee Gobolka Galgaduud waxayna ka shaqeyaan in ay haweenka iyo dadka kale ee danyarta ah ka caawiyaan dhinaca waxbarashada,

Iyaga oo caruurtooda u geynaya goobaha waxbarashada bilaashka ah ama ka bixinaya qarashka waxbarashada
Waxaa sidookale ay wacyigelin u sameeyaan bulshooyinka ku nool xeryaha barakacayaasha iyo deegaanada miyiga ah.

Warkan warkaan faah faahinaya: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here