Gabdhaha deegaannada Galmudug oo hormar ka sameeyay dhinaca waxbarshada

0
14

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaanada Galmudug Waxaa socda dadaallo badan oo lagu horumarinayo tayada waxbarashada iyo ka qaybgalka gabdhaha, Waxaa kordhay tirada gabdhaha dhigta dugsiyada hoose, dhexe iyo sare, waxaana soo baxaya gabdho guulo ka gaaraya imtixaanada heer gobol iyo heer qaran.
Imtixaanka fasalka 8 aad ee dugsiyada dhexe oo ay sanadkan qaaday wasaaradda Waxbarashada Galmudug 7 gabdhood ayaa kasoo muuqtay 10 kaalmood ee ugu horeeya natiijada imtixaanka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here