Galmudug oo daahfurta qorshe wax lagu barayo carruurta Agoonta.

0
60

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankaan oo looga hadlayay xaalada Carruurta agoonta ayaa lagu qabtay degmada Galkacyo ee dowlad goboleedka Galmudug.

Ugu horayn wakiilka gobolka mudug ee hay’adda xanaano oo ah hay’add gacanta ku heysa waxbarashada Carruur agoona ee gobolka mudug Marwo Xalimo Maxamuud Cabdi iyo gudoomiyaha guud ee xanaano Ahmed Oriye ayaa ka hadly waxa ku dhaliyay iney caawiyaan boqolaal agoona.
Duqa degmada Gaalkacyo Abdirihman Sseikh Hassan ayaa sheegay iney tageerayaan cid kasta oo gacan ka geysata carruurta agoonta sida hay’aada Xanaano.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here