Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo madax kale ayaa waxaa ay dhagax dhigeen qaybo cusub oo lagu soo kordhinayo iskuulka deegaanka Laasacadalle ee Gobolka Mudug.
Dhismahaan oo qayb ka ah mashruuca JPE oo ay iska kaashanayaan wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo tan Fadaraalka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali


