Galmudug oo Gaalkacyo ku soo Gabagabeysay Shirkii Nabadaynta Dhabad iyo Gelinsoor

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shir nabadeed oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo afmeeray maanta, kaas oo lagu falanqeeyay xoojinta nabadda iyo xasilloonida degmooyinka Dhabad iyo Gelinsoor.
Shirkan waxaa martigelisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Galmudug, waxaana ka qeybgalay masuuliyiin heer wasaaradeed, odayaal dhaqameed iyo wakiillo ka kala socday labada degmo.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here