Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah uga daah-furay mashaariic horumarineed oo muhiim ah oo laga hirgeliyey deegaanka Olol, oo ka tirsan gobolka Galgaduud.
Wafdigaasi waxa ay ka koobnaayeen wasiirro, agaasimeyaal, dhaqaatiir caafimaad, dhalinyarada deegaanka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Waxaa soo jeedineya: Liban Mohamed Abdi.