Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Isku duwaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Galmudug ee gobolka Mudug Macallin Cabdullaahi Axmed ayaa bulshada ku nool gobalka Mudug ugu baaqay ilaalinta nabadda iyo xasiloonida deegaanka.
Dhanka kale Isku duwaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Galmudug ee gobolka Mudug Macallin Cabdullaahi Axmed ayaa guddiga nabadeynta galbeedka gobalka Mudug uga mahadceliya shaqada wanagsan ee ay bulshada ka dhex haayan kulana dardarmay dardar galinta nabadda iyo xasiloonida bulshada dhexdooda ah.
Sacdio Abdulkadir ayaa soo jeedinaysa.