Galmudug oo loogu baaqay Horumarinta Ciyaaraha deegaannada Miyiga.

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abdijaliil Nuur Axmed, Guddoomiyihii hore ee Ciyaaraha magaalada Dhuusamareeb, ayaa ka qeybgalay barnaamijka doodda toddobaadka ee Radio Daar-Dheer, waxaana uu ugu baaqay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad-goboleedka Galmudug in ay dardar-geliso horumarinta ciyaaraha, gaar ahaan deegaannada miyiga ah, halkaas oo ay ku nool yihiin dhalinyaro badan oo leh karti iyo hibbo ciyaareed, balse aan haysan fursado iyo agab ku filan.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here