Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Shirkan oo ay Gar-wadeen ka tahay Wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug ayna goobjoog yihiin wasiiro iyo Agaasimyaal katirsan Galmudug ayaa ku socda magaalada Dhuusamareeb waxaana uu shirku galay maalinkiisi Afaraad.
Shirka ayaa u dhaxeeya beelaha walaalahaa ee dhawaan ku diriray Deegaanada Ina-jiirow iyo Baliseenyoole oo kawada tirsan gobolka Galgaduud.
arkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadri nor
Audio Player