Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili shalay magalada Dhuusamareeb shir uga furmay Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha XFS iyo kuwa dowlad goboledyada dalka shirkan ayaa looga hadlayey hirgalinta hanaanka casriga ah ee diiwaangalinta ganacsiga.
Dowlad goboleedka Galmudug oo shirkan marti galisay ayaa raja wanaagsan kamujisay shirkan.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdullahi Abdulkadir Nur.