Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Arimaha gudaha Galmudug Abdi Jamac ‘Abdi Wayeel’ ayaa degaanka Godinlabe ugu dhawaqay in degaankas wixi xiligan kadanbeya yahay degmo katirsan Galmudug.
Godinlabe ayaa u dhaxeysa Magalada Dhuusamareeb iyo degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdulahi Abdulkadir Nor